The first chapter of Quran with Somali

in #islam7 years ago

images(5).jpg

( 1 ) Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
( 2 ) Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
( 3 ) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
( 4 ) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
( 5 ) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
( 6 ) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
( 7 ) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

Sort:  

Sneaky Ninja Attack! You have been defended with a 1.19% vote... I was summoned by @sajid146! I have done their bidding and now I will vanish...Whoosh

Coin Marketplace

STEEM 0.17
TRX 0.15
JST 0.028
BTC 57159.76
ETH 2351.81
USDT 1.00
SBD 2.38