Tani waa mida ugu heraysa ee guushada maanta Achievement-1 waxaan rajaynaya guul @kayse

20230607_0738rt31.jpg
Assalamu Calaykum waxaan ahay kayse magacaga oo sadexan waa kayse omar mahamed
Waxaan ahay 23 jir waxaan ku noolahay somalia 🇸🇴
Gaar ahaan borama awdal Qayskagu waxa uu degan borama waxaan la dhashay labo wiil iyo sadex gabdhood oo walaalo nahay da.dayda waxbarasho waxaan dhigtaa dugsiga hoose ee alnoor secondary school ee ku yaala baorama waxaan bartaa waxbarshada goobta hada lagu dhigo soda english iyo Arabic iyo Islamic waxaan ku jiraa xiligayga waxbarasho

Shaqadayd gaarka ah marka laga yimaado waxbarashadayda waxaan caawiyaa aabahay iyo hooyaday iyo labada gabdhood ee iga yar
Waxaanan jecelahay dhamaan qoyskayaga

Waxaan jecelnahay inaan noqdo mid naftiisa ku kalsoon bartana dhanka technology maanta si aan mustaqabal wanaasan aan yeesho taasina waa inaan anigu dadaal joogta ah sameeyo

Dhanka khadka waxaan ka shaqayayaa sidii aan unoqon lahaa waxaanan jecelahay barashada cryptocurrency iyo nuxur abuurka wanaagsan ama curiye leh astaamo wanaagsan

1686112908059.jpg

Sidoo kale waxaan jecelahay safarka iyo dalxiiska goobaha guruxda badan ee ku yaala somalia iyo meelaha kale ee aan waqtigaa tagi karo
Sida goobaha dalxiiska meelaha qadiimiga ah waakan anigo mar hawshayda ku dhex jira

1686112970719.jpg

Marka laga reebo dhanka safarka aan jecelahay waxa kale oo aan jecelahay dhanka khudaarta bisil sida xabxabka___muuska___ liinta iyo canbaha
Sidoo kale cuntada la kariyo waxaan jecelahay hilibka iyo bariiska iyo baastada

Waxa aan raadiyo ama aan markaste xiiseeyo waa daxliiska iyo safarka kale waxaan xiiseeyaa lakulanka xayawaanada kala duwan kuwaas oo aadka u taagero aragtidood iyo raadintoodaba

Hadii aan sheego xubnaha ugu firfircoon ee igula taliya waxa ka mida saaxbkay @fersonjase waxa uu iisheegay inay tahay steemit mid aad uwanaagsan
Ayna tahay tahay madal wayn oo lagama maarmaantahay in laga maqnaado

Ugu danbayna waxaan jecelahay inaan u hogaansamo shuruucda iyo nidaamka steemit

Hadii aad qoraalkay ka fahmi waydaan waxa caawin karta #english to #somali

post waxaa iga iga caawiyay @Ripon

Thanks @Ripon

Sort:  
Loading...
Loading...

Coin Marketplace

STEEM 0.19
TRX 0.14
JST 0.030
BTC 60115.50
ETH 3192.77
USDT 1.00
SBD 2.45