Waxaan ahay xoolo dhaqato ku nool miyaga
Waxaan ahay xoolo dhaqato ku nool baadiyaha magaalada
Waxaan ka shaqaystaa Barta steemit.com
Sobobto ah waa baraha bulshada ka ugu wanaagsan
Waxa aanku jirnaa xiliyo aad u rooban jawi qabaw leh bisha Ramadan lagu jiro
#ramadanmusim waxaan ku jirnaa bishii Ramadan ee barakaysnayd
Waxaan halkan ama goobtan aanku eegayaa waa adhiga ama xoolaha aan maanta la joogosomalisteemitsomali xoolo dhaqato
(Published through Steemit Dapp https://boylikegirl.club)