KASMAAL 2023 Maxaad ka ogtahay kursiga laga helo dhaqaalaha ee kumanaanka qof ay ku fadhiisteen ?

in #actnearn2 years ago

Waa barnaamijka barnaamijka kulmiyay dad fara badan kaasi oo ay kasoo qayb galeen dad aad u farabadan
Dadkaas meesha yimiday waa laba shey un kuwo ka faaida su aalaha la waydiinay dadka iyo lacag ama hanti karaba inay meesha ka sameeyaan kuwaaso kaashanaya aqoontooda iyo caawimada dadka kale

KASMAAL 2023
Maxaad ka ogtahay kursiga laga helo dhaqaalaha ee kumanaanka qof ay ku fadhiisteen ?
Sawiro quruxbadan waa gabdho ka soo qayb galay barnaamijka television 📺 qaranka jamuuriyada somalila. Waxa uu ahaa barnaamijka kasmaal kaasi oo ay ka soo qayb kaleen dhalin yaro ka kala yimid qaybaha magaalada taasi oo su aalo laga waydiinayo tartamasha ka soo qayb gala halkaas
1681759103122.jpg

Barnaamijka waxaa la qabtaa rabadaan kaste
Taasi oo ay dad badan ku guulaystaan halka dadka qaarna ay ku guuldaraystaan baranaamijka waxa la yidhaahdaa kasmaal

Kasmaal waxaa si live looga soo daayo tv qaranka waxana daawada dad badan daafaha aduunka iyo gayiga somalida
Kasmaal waxay faaiido u tahay ama cilmi korodhi kaasi oo ay kamid tahay su aalo diini ah iyo kuwo kale oo maadi ah kuwaaso ay ka faaidaystaan daawadayaashu

1681758402249.jpg

Coin Marketplace

STEEM 0.17
TRX 0.24
JST 0.034
BTC 96335.91
ETH 2788.63
SBD 0.67