Wasaarada isku duwaha beerahafersonjase (60)in Somali community • 2 years ago Isuduwaha Wasaarada Horumarinta Beeraha Ee Gobolka Togdheer Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Ayaa Kormeer Ku Sameeyay Beeraha Degmada Qoyta Gaar Ahaana Mashruuca Iskaashatada Beeralayda xoogmaal Ee Degaanka Xorfada. #steemit #somalia #beeraha #ubvu