Waxaa shalay galab siwada jira uxalliyey neef dhalmadu ku adkaatay (Dystocia) Dr Dr-AbdiMajiid Diirshe Duweiyo Dr Abdalla Said Osman

in Healthy Steem2 years ago

Waxaa shalay galab siwada jira uxalliyey neef dhalmadu ku adkaatay (Dystocia) Dr Dr-AbdiMajiid Diirshe Duweiyo Dr Abdalla Said Osman

Waxaa sababay in ilmihii qoortiisii ama madaxiisii uu leexsamay ( Occiput posterior) .
Nasiib darro dadkii lahaa Neefka dhibaateysan waxay isku dayeen in ay xalliyaan iyagoo isticmaalaya hab - hababka kamida oo layiraahdo (fetotomy) in Ilmaha cadba mar lasoo jaro. Kolkii labadii addin oo hore aysoo jareen ayay garowsadeen in qaabka lagu sii socon karin maadaama neefku xanuun saa'ida uu dareemayo.
Ugu danbayntii annaga ayay nalasoo xiriireen , waxaanna kasoo saarnay ilmo mayda.
Case report: Dr Abdalla said Osman (Hugfiye)

Soomaalidu 100% waa xoolo dhaqato waana isha cayrin oo haysano 🐐🐪🐂🐐❤️❤️🥰
1685952727618.jpg

1685952720274.jpg

1685952717274.jpg

Sort:  
 2 years ago 

Hello @fersonjase

Thank you for publishing your article in our community. But you must first get verified on this platform by making a formal introduction of yourself in the new comers community before you can continue posting here

Thank you

Mar hore ayaan meeshan dhigay

Coin Marketplace

STEEM 0.17
TRX 0.24
JST 0.034
BTC 96677.33
ETH 2767.67
SBD 0.65